Wasiir lagu dilay Qarax ka dhacay Baydhabo

Qarax culus ayaa goor-dhaweyd ka dhacay caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Baydhabo.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa miino uu ku dhintay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugbuur.

Sidoo kale, khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo dhacay xilli laga soo baxay salaada jimcaha.

BOSASO ONLINE 

Related Articles

FACEBOOK FEED

TWITTER TIMELINE

YOUTUBE CHANNEL

ENGLISH NEWS