Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da – ayaa ka hadlay arrimo dhowr, kuwaas oo ay kamid yihiin doorashooyinka isku sidka ee Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasadda, heshiiskii Addis Ababa ee uu la saxiixday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo jabkii ciidamada Somaliland kasoo gaaray duullaankii uu ku qaaday xarunta gobalka Sool ee Laascaanood.
BOSASO ONLINE