wasiirka arimaha dibada Ukraine dymtro ayaa sheegay inuu dhigiisa Iran Hussain Amirabdollahian uu kala hadlay inay joojiyaan hubka ay ku taageerayaan xukumada Moscow.
saraakiisha Ukraine iyo xulafada reer galbeedka ayaa sheegay inay xukumada tahran ay ku taageerayso ruusha wax ay ugu yeereen KIMIKAZI,
diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu sameeyay tahran ayay sheegeen Ukraine iyo xulufadooda reer galbeedku inay howlgalo kafuliyeen Kiev iyo dhamaan kaabayaasha dhaqaalaha ee Ukraine.
wasiirka arimaha dibada Ukraine ayaa yiri waxaa isoo wacay wasiirka arimaha dibada Iran waxaana kala hadlay inay joojiyaan hubkay ku taageerayaan ruushka.
BOSASO ONLINEÂ