Puntland oo walaac ka muujisay in firxadka Al-Shabaab soo galaan Gaalkacyo

Gaalkacyo (Bosaso Online) – Puntland ayaa walaac ka muujisay in firxadka kooxda Al-Shabaab ay soo galaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, xilli deegaanno katirsan koonfurta gobalka Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan ay ka soconayaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay iska kaadhanayaan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyaadka dadka deegaanka. Wasiir kuxigeenka Amniga Puntland, … Continue reading Puntland oo walaac ka muujisay in firxadka Al-Shabaab soo galaan Gaalkacyo