Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee Baarlamaanka Puntland ?

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa ee Kalfadhigga 50-aad ee Golaha, kaddib maalmo ay galeen fasaxa munaasabadda ciidul-adxa.

Kulanka maanta ee Baarlamaanka ayaa waxaa hortagi doona Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, si wax looga weydiiyo shaqooyi loo igmaday ee la xariira qabashada doorasho qof iyo cod ah, oo ka dhacda guud ahaan deegaannada Puntland.

Baarlamaanka Puntland ayaa waday todobaadyadii u dambeeyay la-xisaabtan Xukuumadda Puntland, iyadoo horey ay u hortageen ilaa 6 Wasaaradood.

BOSASO ONLINE

Related Articles

FACEBOOK FEED

TWITTER TIMELINE

YOUTUBE CHANNEL

ENGLISH NEWS