War-saxaafadeed kasoo baxay dawladda Puntland ayaa looga horyimid qorshayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, ee ku aadan soo saarista shidaalka Soomaaliya, iyadoo ka digtay rabshado iyo qalalaase ka dhasha.
BOSASO ONLINE