Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Dastuurka Khadar Xasan Maxamed.
Waraaq kasoo baxday Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa lagu eedeeyay labada Wasiir ee xilalka laga qaaday xil-gudasho la,aan shaqo, iyo inay ku fashilmeen masuuliyaddii loo igmaday.
BOSASO ONLINEÂ