Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamze Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Xamze Barre oo kasoo jeeda deegaannada Jubbaland ayaa kamid ahaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee JFS, waxaana uu kamid yahay saaxiibada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, oo uu hoggaaminayay Guddigii dib u doorashadiisa ka shaqeeyay sannadkii 2019kii.
BOSASO ONLINEÂ