Akhriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi ka kooban 16 xubnood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u magacaabay Guddi qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddigan oo ka kooban 16 xubnood ayaa waxaa Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Warfaafinta XFS, Senator Cusmaan Abuukar Dubbe, iyadoo sidoo kale ay xubno ka yihiin Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga, Duulista Hawada, Maaliyadda, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Cadaallada, Dhalinyarada iyo Gargaarka.

BOSASO ONLINE

Related Articles

FACEBOOK FEED

TWITTER TIMELINE

YOUTUBE CHANNEL

ENGLISH NEWS