Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xuseen Macalin Maxamuud La-taliyaha Amniga Qaranka.
Xuseen Macalin oo horay xilkan u soo qabtay, ayaa sanadihii u dambeeyay madax ka ahaa Machadka Daraasaadka Amnig ee Hiraal oo uu aas-aase ka ahaa.
La-taliyaha Amniga Qaranka ayaa horey waxaa u hayay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo kamid ahaa saaxiibada dhow ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta xilka wareejiyay.
BOSASO ONLINEÂ