Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa u magacaabay Maxamed Ibraahim Ogle, Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland, kadib muddo dheer oo ay banaaneyd.
Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sidoo kale uu ugu magacaabay Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Jubbaland, Maxamed Axmed Cusmaan.
BOSASO ONLINEÂ