Sawirro: Baarlamaanka Puntland oo maanta su’aalo weydiiyay Wasiirka Cadaaladda

Baarlamaanka Puntland oo weli ku guda-jira la-xisaabtanka Xukuumadda, ayaa maanta yeeshay kalankoodii caadiga ahaa, kaas uu shir-guddoomiyay Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Kulanka maanta ayaa waxaa hortagay Baarlamaanka, masuuliyiinta Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo uu horkacayo Wasiir Cawil Sheekh Xaamud, iyo Ku-simaha Taliyaha ahna Taliye kuxigeenka 2-aad ee Ciidanka Asluubta Puntland.

Wasiir Cawil Sheekh Xaamud ayaa Golaha uga warbixiyey shaqada ay Wasaaradda u xil saaran tahay ee Dastuuriga ah, qorsheyaasha iyo caqabadaha jira. Intaas kadib, Xildhibaannada ayaa Wasiirka wax ka weydiiyey arrimaha Caddaalada, Dhaqancelinta iyo Xabsiyadda Puntland.

BOSASO ONLINE

Related Articles

FACEBOOK FEED

TWITTER TIMELINE

YOUTUBE CHANNEL

ENGLISH NEWS